Wikimedia Foundation - Wikipedia
Jump to content
Ka Wikipedia
Wikimedia Foundation
waa asaas aan faa'iido doon ahayn oo
Mareykan
ah. Xaruntooda ugu weyn waxay ku taal San Francisco, Mareykanka. Aasaaska waxa uu wadaa mashruucyo badan fikradda Wiki iyo software MediaWiki.
Wikipedia
waa kan ugu caansan.
Wikimedia Foundation, Inc.
Aasaasay
Juun 20, 2003; 22 sano ka hor
Nooca
501(c)(3), urur u adeega bulshada
Focus
Bilaash, lacag la'aan, barnaamijyo ku salaysan
internetka
Meesha
San Francisco
California
, U.S. /
Los Angeles
, Kalifornia, U.S. (ka diiwaangashan)
Area served
Caalamka oo dhan
Nidaam
Wikipedia
WikiQaamuus
, wikisource, Wikibooks, Wikisource,
Wikimedia Commons
, Wikispecies, Wikinews, Wikiversity, Wikidata, Wikivoyage, Wikimedia Incubator, Meta-Wiki
Dadka sare
Christophe Henner, gudoomiye sare
Katherine Maher, Executive Director
Dhaqaale
US$
75.8
milyan
(2015)
52.5 million (2014)
Isticmaalka
US$ 52.6 million (2015)
45.9 million (2014)
Website
wikimediafoundation.org
Goobaha kale waxaa ka mid ah Wiktionary, Wikiquote, Wikisource, Wikinews, Wikibooks, Wikiversity, Wikimedia Commons, Wikifunctions, Wikidata, Wikivoyage iyo Meta-Wiki. Mu'asasadu waxay maamushaa Wikis kale oo aad ugu dhow hawlaha Mu'asasada lafteeda. Waxaa ka mid ah Wikimedia Foundation wiki, MediaWiki wiki, Wikipedia Test, Wikimedia Incubator, Bugzilla, iyo wikimania wiki.
Sidoo kale fiiri
wax ka badal
wax ka badal xogta
Wikipedia
Tixraac
wax ka badal
wax ka badal xogta
Cbrown1023
"Board of Trustees"
. Wikimedia Foundation
. Retrieved
July 22,
2015
{{
cite web
}}
: CS1 maint: numeric names: authors list (
link
Maqaalkan
waa la bilaabay
. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi
Wikipedia
in aad
Wax ku dartid
. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "
Qeybaha
CS1 maint: numeric names: authors list
Gumud
Wikipedai
Wikimedia
Wikimedia Foundation
Hadal ku dar
US